Earn on crypto without
self-trading
We manage the capital and take a percentage only from profits.
Strategy, risk management, constant market monitoring.
LEARN MORE

Galmudug State Parliament


@baarlamaankadgg

Latest publications


Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30

Media file
👁 1553 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30

Media file
👁 1538 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30

Media file
👁 1501 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30

Media file
👁 1506 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30

Media file
👁 1510 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30

Media file
👁 1516 👍 9 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 21 Sep, 13:30
‎Dhusamareb, September 21, 2025 ‎ ‎Golaha Wakiilada Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii 4aad ee Kalfadhiga 12aad, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Dr Maxamed Nur Gacal oo ay ku wehlisay Guddoomiye ku xigeenka labaad. ‎ ‎AJANDAHA KULANKA: ‎1. Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Nidaaminta iyo Rukhsad-siinta Mihnadle-yaasha iyo Xarumaha Caafimaadka Galmudug. ‎2. Warbixinta Guddiyada Golaha ee Xubnaha Guddiyada iyo Kormeerka Hay'adaha Dawladda. ‎3. Is diiwaan-gelinta Doorashada Galmudug ee Guddiga Doorashada Qaran. ‎ ‎Ugu horeyn Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha ayaan xildhibaanada usoo bandhigay Qodobadii ay wax ku dareen iyo kuwii ay wax ka beddeleen ee Hindise-Sharciyeedka, iyaga oo ula laabtay Wasaaradda Caafimadka Galmudug ee soo gudbisay ‎ ‎Sidoo kale kulanka Golaha waxaa warbixin looga dhageystay Guddiyada Golaha iyo kormeerkii ay ku sameeyeen Hay'adaha Dawlada, waxaana dib loo balamay in lasoo dhameystiro Warbixinta Wasaaradaha ilaa kulanka danbe. ‎Kadib Goddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Xildhibaannadii Hawl-wadeennadii ka harsanaa Is-diiwaangelinta Doorashada ayaa maanta iska diiwaan galiyay Xarunta Golaha oo Guddiga Doorashada Qaran ay ku guddoon-siiyeen Shahaadada Codbixinta Doorashooyinka heer Gole-deegaan, heer Dawlad Gobaleed iyo heer Federaal. Ugu danbeyn Guddoomiyaha Golaha ayaa uga Mahad-celiyey Guddiga Doorashooyinka Qaran dadaalka ay ugu jiraan Xaqiijinta hanashada Bulshada Galmudug ee Xaqooda Doorasho ee Mataaladda Sharciga ah, waxa uuna ugu baaqay Bulshada Galmudug in ay is-diiwaangeliyaan kana faa'iidaystaan fursadaan.
👁 1504 👍 1 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 27 Jun, 10:25

Media file
👁 2028 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 27 Jun, 10:25

Media file
👁 2297 🔁 0
Galmudug State Parliament
Publication date: 27 Jun, 10:25

Media file
👁 1968 🔁 0